Somaliland
“Muddadii 7-da sanno ee aan la shaqaynayey Madaxweyne Siilaanyo, waxaan mar walba ku dedaalayey in…” – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka jawaabay su’aalo laga waydiiyey arrimo la xidhiidha Tabashooyinka Beelaha Gobolka Awdal iyo...
War Cusub oo ka soo baxay Hay’adda Shaqaalaha Dowladda
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dawladda ee Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa war-saxaafadeed uu maanta soo saaray, waxa uu kaga hadlay Fasaxa sannadlaha ah...
Xukuumadda oo Sabab aan Caddeyn ula ula Wareegtay Hotel Hargeysa Club oo Laba Muwaadin lagaga Kireeyey Heshiis 30 Sanno ah
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa la wareegtay Hotelka Hargeysa Club oo laba mu’waadin hore maalgashi ugu sameeyeen kadib markii xukuumaddu la gashay heshiis muddo...
Qaramada Midoobay iyo ICRC Oo Bisha Cas Ee Somaliland Ku Ammaanay La Tacaalidda COVID19 Iyo Sumcadda Somaliland
Genèva (SLpost)- Warbixinta Joogtada ah ee Madaxweynaha Xidhiidhada Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas ee Caalamiga ah ay siiyaan Qaramada Midoobay ayaa si gaar ah...
Xukuumadda Somaliland oo Saadaalisay in Tirada Kiisaska Covid-19 ka badnaan Karaan lixda Qof ee la shaaciyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddiga u diyaar-garowga iyo ka hor-tagga caabuqa Coronavirus, Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay In laga...
Tirada Dadka Somaliland u dhashay ee Xannuunka Covid-19 ugu Geeriyooday UK oo Maraysa 40 Ruux
Hargeysa (SLpost)- Tirada dadka asal ahaan ka soo jeeda Somaliland ee dalka UK ugu geeriyooday xannuunka Covid-19, ayaa gaadhaysa 40 ruux, sida uu sheegay...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Amar oo ku soo rogay Mu’addimiinta Masaajiddada
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdiillaahi Axmed, ayaa Iimaamyada Masaajidda u soo jeediyey inay mideeyaan Adeenka Salaadaha, si gaar...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

