Halkee ayay Maraysaa Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo Raac), ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaar u yihiin sidii ay...
Raysal-wasaaraha Soomaaliya oo ballan-qaaday inuu la dagaalamayo Aafada Musuqa
Muqdisho (SLpost)- Raysal-wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga dhexe iyo Dekedda magaalada Muqdisho, ayaa tilmaamay in Xukuumaddu ay sii dardar-gelinayso...
Shirkadaha ku Guulaystay Dhismaha Cusbitaallo laga hirgeliyo Hargeysa iyo Mashaariic kale oo loo tartamay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee JSL, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo fuliyo xukuumadda Somaliland oo guddigu qandaraaskooda hore u naadiyey,...
AL-FAATIX: Macad Qaab Casri ah loogu baranayo Xifdiga Qur’aanka Kariimka ah iyo Shareecada Islaamka oo Hargeysa laga furay
Hargeysa (SLpost)- Macad Waxbarasho oo lagu baranayo Xiftiga Qur'aanka Kariimka ah, Shareecada Islaamka iyo Luuqadda Carabiga, ayaa maanta laga furay magaalada Hargeysa. Mac-hadkan oo lagu...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Derejooyin Ku Taxay Dufcaddii 1aad ee Layli Sarkaal Oo Dalka Gudihiisa Wax Ku Barata
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ahna taliyaha cuud ee ciidanka qaranka, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay qalinjebinta dufcaddii koowaad ee Layli sarkaal...
Taageerayaashii Guddoomiye Cirro u codeeyey oo Madaxweyne Biixi ballan-qaad iyo Mahad-naq Isugu daray
Go'da-weyn (SLpost)- Odayaasha, Waxgaradka iyo Dadweynaha ku dhaqan degmada Go’da weyn oo ka mid ah meelihii aadka looga taageeray Xisbiga Waddani doorashadii madaxtooyada ee...
Wax badan ka ogow Ganacsiga Suuqa Sarrifka ee Forex iyo Qaabka looga shaqaysto
Foreign Exchange ama Forex waa Suuq Sarrif online ah, kaas oo kuu ogolaanaya inaad lacag ku bedeshid lacag kale adiga oo adeegsanaya Internet-ka. Suuq Sarifka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

