Madaxweyne Siilaanyo oo Golihiisa Wasiirada ku soo kordhiyey Siyaasi Mucaarad ku ahaa Xukuuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa digreeto uu caawa soo saaray magacaabis iyo isku-beddel ku sameeyey xubno ka tirsan golihiisa...
TACSI Tiiraanyo Leh; Marxuum Buraale Daahir Qolombi oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa
Dhammaan Ilma Iid Kaariye Samaatar, Dhammaan Ilma Maxamuud Kaariye Samatar, dhammaan Ilma Mowliid Kaariye Samatar, dhammaan ilma Maxamed Kaariye Samatar, dhammaan Ilma Keyse Kaariye...
Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Oo Si Wada-jir Ah U Sheegay Inaanay Ka Bixin Heshiiskii Axsaabta
Hargeysa, (SLpost)- Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa maanta si wadajir ah u caddeeyey in aanay marnaba ka bixin heshiiskii ay...
Hay’adda Shaqaalaha Oo Tabobar U Qabatay Qaar Ka Mid Ah Waaxyaha Dawladda
Hargeysa, (SLpost)- Hay'addaShaqaalaha dawlada ayaa tababar u furtay agaasimayaasha waaxyaha shaqaalaha iyo shaqadaee wasaaradaha iyo hay'adaha dawlada, tababarkan oo qayb ka ah qorshaha kor...
DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Ammaanka Dalka
Hargeysa, (SLpost)- Wasiir ku xigeenka Amniga ee wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Md Cabdi daahir cammuud oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Xafiiskiisa...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Laba Danjire
WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3383/062015, ku magacaabay laba danjire oo cusub, Somaliland u fadhiyi...
Wasiirka Beeraha Iyo Xubno Ka Tirsan Qaadhaanbixiyeyaasha Taageera Sanduuqa Horumarinta Somaliland Oo Kormeeray Beero Horumarin Lagu Sameeyey
Hargeysa, (SLpost)- Wefti uu hogaaminayo wasiirka Beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa safar shaqo oo koremeer ah ku tagay horumarin iyo wax ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

