Monthly Archives: November, 2018

spot_imgspot_img

Guddiga Qardaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Tartanka 8 Mashruuc oo Xukuumaddu ka hirgelinayso Dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyey 8 Mashruuc oo xukuumaddu ka hirgelinayso dalka, kuwaas oo loo tartami doono isla markaana si caddaalad...

“Marka ay Gaboobaan, debedda ayaa loo saaraa magaalada si Waraabuhu u cuno” – Daawo Warbixin Cajiib ah

Hargeysa (SLpost)- Weriye Saddiiq M Burmad oo ka tirsan Laanta Afka Soomaaliga Idaacadda BBC, gaar ahaan qaybta Telefishanka, ayaa warbixin ka diyaariyey tacaddiyada loo...

Socdaalka Muuse Biixi ee Beriga, soo-dhaweyntii Shacabka iyo Bilicda Muuqaallada Hannaankii Gelbiska Weftiga oo Berbera ku hoyday

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyaddda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo  ku gaadhay magaalo madaxda gobolka Saaxil...

Sheekh Dirir ayaa sheegay in Xasadka, Xiqdiga iyo Colaadaha, Qanaaco la’aantu Keento.

“Cudurada innagu badan ee Su’aasha, Shaxaadka, Dawarsiga iyo Baryada, dawadeedu waa Qanaacada…”   Hargeysa-(SLPost) Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay, in faa’iidada koowaad ee...

Kulan Wasiirka Ganacsiga Kenya ku Qaabilay Safiirka JSL iyo Nuxurkiisa.

Kenya-(SLPost) “Waajibaadka aanu u xilsaaran nahay ayey ka mid tahay horumarinta xidhiidhka Ganacsi ee JSL la wadaagto dalka iyo shacabka Kenya, si aanu uga...

“Waa inuu qalbiga qofku raali ku yahay qadarka iyo qorshaha Alle, oo aanu ka cabanin..Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir.

Hargeysa- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay in qofka ama ummadu hadday waxuu Ilaahay siiyey eegi waayaan ama ku qanci waayaan, Ilaahay bay...

Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo Bogaadisay Guusha Guddoomiyaha Shirkadda Telesom

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku hambalyeysay Guddoomiyaha Shirkadda Telesom Cabdikariim Maxamed Iid abaalmarin caalami ah oo uu ku mutaystay in loo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img