Danjire Cawil Kormeer Ku Maray Wershadaha ugu Waaweyn Dalka Shiinaha, una soo Bandhigay sidii ay Maal-geshi uga Samayn lahaayeen Somaliland
Beijing (SLpost)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka China, Danjire CAwil Ibraahim, ayaa kormeero u kuurgal ah ku tagay Xarumaha qaar ka mida Wershadaha ugu...
Xukuumadda Somaliland oo Jawaab ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay Raysalwasaare ku-xigeenka Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyadda Somaliland Md Maxamed Muuse Diiriye, ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Raysal-wasaare...
Wasiirrada Arrimaha Gudaha & Diinta oo kulan la qaatay Golaha Deegaanka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta kulan la...
Xukuumadda oo ka hadashay Halka ay Marayso Dedaallada Waan-waan laga dhex wado Korneyl Caarre
Oodweyne (SLpost)- Wasiirka gaadiidka iyio horumarinta jidadka Somaliland Mudane Cabdilaahi Abokor Cismaan iyo guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Cali Baqdaadi) oo...
Somaliland: Tirada Suxufiyiin lagu xidhay Hargeysa iyo Sababta
Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Magaalada Hargeysa ayaa xabsiga u taxaabay Koox wariyeyaal ah oo ka howl-gelayey Telefishanka Eryal xaruntiisa Magaalada Hargeysa, xilli ay maanta...
Somaliland oo markii ugu horaysay 300 qof oo dhalinyaro ah hal mar loo qaadanayo Shaqaale iyo Imtixaanka u bilaabmay
Hargeys (SLpost)- In ku dhow Kun dhalinyaro ah ayaa u fadhiistay Imtixaan loo gelayo Shaqaale ay qaadanayso Shirkad laga leeyahay Dalka Shiinaha oo Wershad...
“Qaranku u dul-qaadan maayo in layska laayo Ciidanka Qaranka” Madaxweyne Biixi oo ka digay sida loogu deg-dego Milatariga Dalka
Hargeysa (SLpot)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag uga hadlay ciidamada qaranka ee ku hawlan sugidda amniga shacabka ee sida fudud...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

