“Beesha Caalamku Yaanay Somaliland Caawinin, Waxay Ka Dhigan tahay Carruurteenu Yaanay Waxbarasho Helin”

    0

    “Beesha Caalamku Yaanay Somaliland Caawinin, Waxay Ka Dhigan tahay Carruurteenu Yaanay Waxbarasho Helin” – Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland oo ka jawaabay go’aamadii ay xalay soo saareen Axsaabta Mucaaradku.