Khilaafka Golaha Guurtida Somaliland ee Sababay Fasaxa Labada Bilood ah

    0

    Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta galay Fasax Laba Bilood ah, kaddib markii ay mudaneyaashu isku meel mari waayeen doodda Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo doonka oo muddooyinkii u dambeeyey horyaallay golahaas.