Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Siciid Sulub iyo Gud Faysal Cali Waraabe Oo Fagaare Isku Weeraray? By News Editor - November 6, 2022 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka qayb-galay xafladda Qalin-jebinta Jaamacadda Beder.