Gobollada Hawd iyo Maroodijeex oo Yeeshay Xuduud Cusub

    0

    Deegaanka Mitir-ka ee Koonfurta Hargeysa, ayaa maanta laga dhagax-dhigay Kaantarool cusub oo xuduud u noqon doona gobollada Maroodijeex iyo Hawd.

    Wasiirro Xukuumadda ka tirsan, Badhasaabbada Gobollada dalka qaarkood, Ciidammada ammaanka iyo masuuliyiin kale ayaa goob-joog ka ahaa dhagax-dhigga madaha cusub ee labada gobol.

    Ka Daawo Muuqaalka Hoose