“Xisbigii Aan Ka Imi Ninkii Ma Hor Socon” – Guddoomiyihii Waddani ee Awdal oo Ka soo Dhex-muuqday Xisbiga Kulmiye By News Editor - October 31, 2022 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram “Xisbigii Aan Ka Imi Ninkii Ma Hor Socon” – Guddoomiyihii Xisbiga Waddani ee Gobolka Awdal Maxamed Aadan Suldaan, ayaa maanta shaaciyey inuu si rasmi ah ugu biiray Xisbiga talada dalka Haya ee Kulmiye.