Hargeysa oo lagu soo bandhigay Mucjisooyin Lagala Kulmay Masiibadii Suuqa Waaheen

    0

    Hargeysa (SLpost)– Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa waxa habeen hore lagu soo bandhigay Mucjisooyin Lagala Kulmay Masiibadii Suuqa Waaheen, Qorsheyaasha loo dejiyey dib u dhiskiisa iyo Film Documentary ah oo Laga Sameeyey.

    Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Muuse Ibraahim Selef oo ka mid ah Guddiga Heer Qaran ee Dib-u-dhiska Suuqa iyo Taakuleynta Ganacsatadii ku caydhoobay, ayaa si faahfaahsan uga xog-warramay qorshaha xukuumadda ee ku wejahan dib-u-dhiska Suuqa iyo Arrimihii ay kala kulmeen muddadii ay gacanta ku hayeen hawsha gurmadka Suuqa.

    Ka Daawo Muuqaalka Hoose