“Annagu Ma nihin Dad Xabbadda Laysaga Dhigo” – Dhalinyarada Xaafadda Daami

    0

    “Annagu Ma nihin Dad Xabbadda Laysaga Dhigo” – Dhalinyarada Xaafadda Daami oo ka jawaab-celiyey mudaharaadka ay xisbiyada Mucaaradka ahi taageerayaashooda ugu baaqeen.

    Muuqaalka hoose ka daawo hadallada qaar ka mid ah dhalinyarada xaafadda Daami oo warbaahinta la hadlay caawa.