Masiibada Suuqa Waaheen oo Da’Yarta Somaliland Tustay Muuqaalka Burburkii Hargeysa ee 1988-kii By News Editor - April 3, 2022 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Masiibada Suuqa Waaheen oo Da’Yarta Somaliland Tustay Muuqaalka Burburkii magaalada Hargeysa loo geystay 1988-kii iyo Dareenka ay ka bixiyeen oo ay si qiiro leh bulshada ula hadleen