Baarlamaanka Ingiriiska oo Dood Taariikhi ah ka yeeshay Aqoonsiga Somaliland By News Editor - January 18, 2022 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Boqortooyada Midowday ee UK, ayaa maanta dood taariikhi ah ka yeeshay Qadiyadda Aqoonsiga Somaliland oo ay si weyn u taageereen.