“10 Awr ayaa loo Qalaa 73-kaas Harimcad iyo Shabeelkaa oo…” – Wasiirka Deegaanka Somaliland

    0

     

    Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa maanta warbixin ku saabsan wax-qabadka wasaaraddeeda ka hor jeedisay Golaha Guurtida Somaliland.

    Marwo Shukri Baandare waxa ay faahfaahin ka bixisay siyaasadda wasaaradda ee ku wejahan ilaalinta kheyraadka Deegaanka, Dabar-goynta Dhirta iyo Duur-joogta. Waxa ay Wasiirku sheegtay inay wasaarad ahaan gacanta ku hayaan oo xannaaneeyaan Xayawaanada Duur-joogta oo ay ka mid yihiin Harimcadka iyo Shabeel oo ay ka reebaan dad si sharci-darro ah uga tahriibinaya dalka.

    Muuqaalkann Hoose ka daawo Warkan oo faahfaahsan iyo warbixinta Wasiirku ka jeedisay Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Somaliland

     

    Somalilandpost.net

    contact@somalilandpost.net