Hargeysa: Jadwalka Isku-aadka Ciyaaraha Gobollada Somaliland

    0

    Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Somaliland, ayaa soo saartay jadwalka isku aadka ciyaaraha gobolada oo ka socda Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada Hargeysa.

    Shaxda Isku-aadka Xulalka Kubadda Cagta ee Gobollada Somaliland
    Shaxda Isku-aadka Xulalka Kubadda Cagta ee Gobollada Somaliland