Nuxurka Khudbad uu dhinacyo kala duwan kaga hadlay oo madaxweyne Biixi ka jeediyey Shirweynaha 4aad ee Kulmiye

    0

     

    Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad xambaarsan wax-qabadkii xisbiga Kulmiye ku soo kordhay talada dalka muddo 10 sanno ah oo uu dalka ka hayey iyo qorshayaasha siyaasadeed ee xisbigu u jideeyey inuu hirgeliyo musqtaqbalka.

    Md Muuse Biixi Cabdi, waxa uu soo bandhigay Wax-qabadyada u suurto-galay xukuumaddiisa muddadii uu talada dalka hayay kuwaas oo ay ka mid yihiin dhinacyada ammaanka, siyaasadda Arrimaha Dibadda, dhiirigelinta waajibaadka heer Qaran ee ku wejahan wada-shaqaynta Axsaabta siyaasadda, xidhiidhka dalalka deriska iyo Qodobbo kale.

    Muuqaalka Hoose kaga Bogo Khudbadda Madaxweyne Muuse Biixi oo muddo Saacad iyo dheeraad qaadatay.

     

    Somalilandpost.net

    somalilandpost@live.com