Xukuumadda Somaliland oo Agab Caafimaad oo Kala Duwan u kala dirtay Gobollada dalka

    0

     

    Hargeysa (SLpost)- Agab Caafimaad kala duwan oo loogu talo-galay cusbitaallada gobollada dalka, ayaa saaka loo kala diray magaalooyinka waaweyn, iyadoo agabka caafimaad loogu talo-galay ka-hortagga Xannuunka Covid-19.

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa saxaafadda uga warbixiyey qalabka caafimaad ee ay maanta u kala direen gobollada dalka iyo qaybaha uu ka kooban yahay.

    Warkan oo faahfaahsa kaga bogo Muuqaalka Hoose