Maxay ka wada-hadleen Guddiga Qandaraasyada Qaranka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland?

    0

     

    Hargeysa (SLpost)- Guddiga Joogtada ee Golaha wakiillada Somaliland, ayaa maanta kulan la qaadday Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo warbixin ka siiyey qaabka ay u shaqeeyaan guddiga iyo wax-qabadkii ay sameeyeen muddadii ay joogeen.

    Kulanka oo saxaafaddu dib-joog ka ahayd, waxa markii uu dhammaaday si wada-jir ah saxaafadda la hadlay, sharraxaadna ka bixiyey arrimaha laga wada-hadlay xildhibaan Ibraahim Carraale oo ka mid ah Guddiga joogtada ah ee Golaha iyo Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen.

    Warkan oo Faahfaahsan kaga Bogo Muuqaalka Hoose