Guddoomiyaha Gobolka SOOL oo faahfaahiyey Qorshe magaalada Laascaanood lagaga Taagayo Taallada Daraawiishta

    0

     

    Laascaanood (SLpost)- Badhasaabka Gobolka SOOL Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiikiisa magaalada Laascaabood, ayaa faahfaahiyey qorshe xukuumaddu ku hawlan tahay oo magaalada Laascaanood lagaga taagayo taallada Daraawiishta oo taariikh fac-weyn ku leh Somaliland.

    Muuqaalkan ka daawo warkan oo faahfaahsan

    https://www.youtube.com/watch?v=iw9r4Rf-a7M