Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay Qorshaha xukuumadda ee soo-dhaweynta Jabhaddii Caarre

    0

     

    Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka ee Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa ka hadlay qorshaha xukuumad ahaan meel yaalla qaabiladda iyo soo-dhaweyn malleeshiyaadkii uu hoggaamineyey Korneyl Caarre oo dhawaan lagu soo wareejiyey xukuumadda Somaliland.

    Muuqaalka HOose ka daawo Waraysi uu Wasiirku Arrintan iyo Qodobbo kale kaga hadlay