Guddiga Qandaraasyada oo Daah-furay tartan loo galayo Mashaariic kala duwan

    0

     

    Hargeysa (SLpost)- Guddiga qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay tartan loo galayo mashaariic kala duwan oo ay xukuumaddu u hirgelinayso hay’adaha dowliga ah qaarkood.

    Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose