Suldaan Maxamed Cabdiqaadir iyo Madax-dhaqameed kale oo ka hadlay Xaaladda Dalka

    0

    Hargeysa (SLpost)- Madax dhaqameedka beesha Koonfurta Hargeysa ayaa war ka soo saaray xaaladaha maalmahan danbe dalka ka soo cusboonaatay ee u dhexeeya Xukuumadda iyo Beel ka mida beelaha Somaliland.

     

    Madax dhaqameedka Ciidagale oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa waxaa hormood u ahaa Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir, oo ah suldaanka guud ee beelaha Somaliland.

     

    Faahfaahinta Warkan kaga Bogo muuqaalka Hoose