Maayarka Caasimadda oo kulan Wada-tashi la yeeshay Dadweynaha Xaafadaha Hargeysa

    0

    Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa oo ay weheliyeen Xubno ka tirsan Masuuliyiinta Dowladda Hoose, ayaa kulan wada-tashi ah la yeeshay qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan caasimadda Dalka.

     

    Kulan-hawleedka ayaa qayb ka ah Sii xoojinta xidhiidhka iyo wada-shaqaynta Shacabka caasimadda iyo masuuliyiinta ay soo doorteen ee Golaha Deegaanka magaalada Hargeysa.

     

    Warkan oo faahfaahsan kaga bogo muuqaalka Hoose