“Caarre waa farac ka baxay Xisbiga Waddani” – Wasiirka Warfaafinta Somaliland

    0

    Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in Korneyl Caarre yahay farac ka tirsanaan jiray Xisbiga Waddani.