Maayar SOLTELCO oo Guddi u xilsaaray Biyo-xidheenada Caasimadda Hargeysa

    0

    Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa ahna guddoomiyaha golaha deegaanka caasimadda, ayaa maanta magacaabay guddi ka shaqayn doonta dib u habaynta iyo dhismaha Biyo-xidheennada magaalada Hargeysa.

     

    FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE