Hargeysa: Duqa Caasimadda oo furay Sariibad cusub oo laga Hirgeliyey suuqa Gobonimo By News Editor - July 11, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Duqa Caasimadda Hargeysa, ayaa maanta Xadhigga ka Jaray dhismaha Sariibad cusub oo laga hirgeliyey Suuqa Gobonimo ee magaalada Hargeysa.