Hal qof oo ku geeriyooday Shil-baabuur oo ka dhacay Xaafad ka mid ah Hargeysa

    0

    Hargeysa (SLpost)- Alle Haw Naxariistee Qof haweenay ayaa ku geeriyootay Shil baabuur oo maanta Abaaro 1:46 PM duhurnimo ka dhacay Xaafada Axmed Gurey ee Magaalada Hargeysa.

     

    Baabuurka shilkan sababay ayaa ahaa Booyad, waxaana iyada oo xawli u socota ay gashay guri ka mida guryaha xaafadaas, iyadoo halkaasina ay ku geeriyootay hooyo degenayd Guriga.

     

    Gaadiidka Ambulance ka Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland ayaa markii lagu soo wargeliyay shilkaas ka hawlaglay una fidiyay gurmad iyadoo ciidanka dab-demisku maydkii gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa.

     

    Faahfaahinta Warkan ka daawo muuqaalka Hoose.