Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Qorsheynta Dr Buuni ayaa ka hadlay shaqada wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo la sheegay in xil-gudashadeeda masuuliyadeed uu dusha ku darsaday wasiirka Maaliyadda Dr Sacad Cali shire.

