“Waxaanu leenahay Dadku Wada Dhakool maaha” – Xildhibaan Nacnac By News Editor - June 8, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha wakiillada Somaliland, ayaa ka hadlay hab-dhaqanka xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi kula dhaqanto dadka mucaaradka ku ah ee dhaliila xukuumaddiisa.