Dowladda Hoose ee Hargeysa oo fulisay olole waddo-bannayn ah By News Editor - May 29, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta bilowday olole wadd-baanayn ah oo ay ka fulisay xaafadaha magaalada qaarkood.