Somaliland: Wax-ka-beddel lagu sameeyey Saacadaha Shaqada ee Shaqaalaha Dowladda By News Editor - May 6, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha hay’adda Shaqaalaha Dowladda Farxaan Aadan Haybe, ayaa shaaciyey wax-ka-beddel lagu sameeyey xilliga ay shaqada galayaan iyo wakhtiga ay shaqada ka baxayaan shaqaalaha kala duwan ee dowladda.