Daawo Hargeysa oo Xalay lagu Qabtay Dooddii ugu Xiisaha Badneyd Somaliland iyo Qodob Masiiri ah oo la Falan-qeeyey

    0

    Hargeysa (SLpost)- Dooddan oo Mowduuceedu ahaa Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya iyo sida loo sii anba-qaadi karo, waxa soo qaban-qaabisay kooxda Inspire Group.

     

    Waxa Doodda ka Qay-qaadanaya Prof Axmed Ismaaciil Samatar, Eng Maxamed Xaashi Cilmi, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Eng Axmed Cabdi Abyan iyo Sucaad Carmiye.

    DOOD

    Waxa si Toos ah u Baahiyey telefishanka True Cable Tv oo Xafladda oo socotay in ku dhow 3 saacadood si toos ah loo daawanayey.

     

    https://www.youtube.com/watch?v=9-CshziTT4s