Wasiirku Ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Xilka la Wareegay

    0

    Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdinaasir Caydiid Maxamed, ayaa maanta munaasibad ballaadhan kula wareegay xilka wasaaraddaas oo madaxweynuhu dhowaan u magacaabay.

     

    Munaasibad ku qabsoontay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ay goob-joog ka ahaayeen Wasiirrka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed, Agaasimaha Guud iyo Agaasime-waaxeedyada Wasaaraddaas.

     

    Faahfaahinta Warkan Kaga bogo Muuqaalkan Hoose