Xukuumadda Somaliland oo dalka keenaysa Qalab lagu Xakamaynayo Xawaaraha Gaadiidka By News Editor - April 20, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inay dhowaan dalka keenaysa Qalab lagu Xakamaynayo Xawaaraha Gaadiidka kala duwan oo sababa shilal khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba geysta.