Danjire Sharma’arke Geelle oo munaasibad laysku arkay ku wareejiyey Xilkii hay’adda Shaqaalaha Dowladda

    0

    Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyihii hore ee hay’adda shaqaalaha Dowladda Sharama’arke Geelle ayaa maanta si rasmi ah u wareejiyey xilkii hay’adda Shaqaalaha dowladda oo dhowaan loo soo magacaabay masuul cusub.

     

    Sharma’arke Geelle oo muddo sannad iyo dheeraad ah soo hayay xilka hay’addaas, ayaa madaxweynuhu dhowaan magacaabay Ku-xigeenka Safiirka Somaliland ee dalka Kenya.

     

    Haddaba muuqaalkan Hoose kaga bogo jewigii munaasibadda xil-wareejinta ee maanta.