Madaxweyne Mustafe Cagjar oo Socdaal u kuur-galis ah ku maraya gobollada DDSI By News Editor - March 19, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Madaxweynaha DDSI Mustafe Maxamuud Cumar iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa socdaal uu xaaladda deegaanka ugu kuur-galayo ku maraya gobollada, waxaanu maanta gaadhay deegaanka Fiiq ee gobolka Af-dheer. FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE