Somaliland oo lagu qabanayo Tartanka Kubadda Cagta dalalka aan la Aqoonsan ee Adduunka

    0

    Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire, ayaa shaaca ka qaada in markii u horeysya dalka lagu qabanayo Tartan kubadda Cagta ah oo u dhexeeya xulalka kubadda Cagta Waddamada aan la Aqoonsanayn ee Adduunka.

    FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN