Bannaanbaxyo lagaga soo horjeedo Wasiirka Hawlaha Guud oo ka dhacay Magaalada Berbera By News Editor - December 24, 2018 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Bebera (SLpost)- Qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalo xeebeeda Berbera ayaa maanta isugu soo baxay Mudaharaado waa wayn oo ay kaga soo hor jeedaan Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud ee Somaliland.