Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey magacyada Saddex Shirkadood oo ku guulaystay 3 Mashruuc

    0

    Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland, ayaa maanta shaaciyey magacyada saddex shirkadood oo ku guulaystay saddex mashruuc kaddib markii ay tartan geliyeen shirkado badan oo u tartamay mashaariicdaas.

    Mashaariicdan oo laga fulinayo gobollada dalka, ayaa guddiga Qandaraasyadu hore u shaaciyeen isla markaana ku tartansiiyeen shirkado dhowr ah, waxaana sida ay shaaciyeen ka soo baxay saddexda shirkadood.

    FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE