Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland oo si ballaadhan u xustay Maalinta Cuntada Adduunka

    0

    Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayay xuska maalinta cunatada Adduunka, ayaa maanta ku qabsoontay magaalada Hargeysa, waxaana xuskan soo qaban-qaabisay Wasaaradda Horumarinta Beerraha ee Somaliland.

    Faahfaahinta warkan iyo sida weyn ee maanta looga Xusay Munaasibaddan magaalada Hargeysa, kaga bogo oo ka daawo Muuqaalkan Hoose oo Warkan faahfaahintiisa Xambaarsan.