Wasiirka Horumarinta Beeraha oo hortagay Guddiga Joogtada ee WAKIILLADA iyo Arrimaha laga wada-hadlay

    0

    Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed oo at weheliyaan saraakiil ka tirsan wasaaraddiisa, ayaa maanta kula gaar ah oo saxaafaddu dibad-joog ka ahayd LA yeeshay guddiga Joogtada ah we Golaha Wakiillada.

    Kulankan oo muddo saacado ah qaatay, ayaa ku qabsoomay xarunta Golaha Wakiillada, kaas oo guddigu masuuliyiinta wasaaradda Xog-waraysi kala yeesheen hawlaha qaran we wasaaraddu ugu xil-saaran tahay dalka.

    Markii kulanku soon dhammaaday ayay labada dhinacba warbaahinta LA hadleen, waxaanay faahfaahin ka bixiyeen  arrimaha at kulankooda kaga hadleen.

    Faahfaahinta Warkan oo dhammeystiran, ka daawo muuqaalkan Hoose.