“Guubaabo dagaalbaa lagu jiraa oo uu ugu dambeeyey kii shalay ee nacasnimada ahaa ee madaxweynaha Puntland” – Guddoomiyaha Golaha Guurtida By News Editor - May 18, 2018 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram “Guubaabo dagaalbaa lagu jiraa oo uu ugu dambeeyey kii shalay ee nacasnimada ahaa ee madaxweynaha Puntland. Dhiig dambe oo daata mooyaane, wax kale oo uu soo wadaa ma jiraan.” – Guddoomiyaha Golaha Guurtida