Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabiley Aabaha dhalay Carruurtii daadku qaaday oo gargaar la guddoonsiiyey By News Editor - May 2, 2018 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Axmed Qorane oo ahaa Aabihii dhalay carruurtii daadku ku qaaday Magaalada Hargeysa habeen hore. https://youtu.be/kmK6LZ8INKg