Guddoomiyaha Ololaha ee KULMIYE oo baaq hor leh ka soo saaray Ololaha Xisbiga ee Maalinta BerriĀ 

    0

    Guddoomiyaha Ololaha ee KULMIYE Xildhibaan Axmed Kijaandhe, ayaa baaq hor leh ka soo saaray Ololaha Xisbiga ee Maalinta Berri oo uu sheegay in taageerayaasha Xisbigu isuguiman doonaan Beerta Xoriyad, waxaanu taagerayaasha ku bogaadiyey inay muujiyaan awooddooda.