Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ayaa kulan la qaatay Dhalinyaradda iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer isaga oo Xisbiyada Mucaaradka ah uga digay inaanay siyaasada ka dayin caafimaadka Madaxweynaha.
https://www.youtube.com/watch?v=5IDGLA2pYws&feature=youtu.be

