Qisada Nebigii boqortooyada qudhaanjada ah gubay – Qisooyin uu Nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay By News Editor - June 1, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Barnaamijka maanta ee barnaamijkii Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa nabi nabiyada ilaahay kamida oo boqortooyo qudhaanjo ah guryaheedii gubay. Sababtu maxay ahayd? Muxuuse Allah ka yidhi arrinkaas?