Nuxurka Kulan dhexmaray Xukuumadda iyo Safiirka Holland U Fadhiya Kenya Oo Hargeysa Soo Gaadhay By News Editor - June 1, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Labad dhinac ayaa ka wada xaajooday In Dawlada Holland Somaliland ka taageerto Dib-udejinta barakacayaasha iyo Dadka kale ee Qaxoontiga ka soo Laabta dalka Dibadiisa.