Garaad Cabdinaasir Garaad Abshir oo ka warramay Gobollada Bari iyo Saami-qaybsiga Prof Ali Khalif

    0

    LONDON (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Gobollada Bari Garaad Cabdinaasir Garaad Abshir Saalax, ayaa ka faahfaahin ka bixiyey socdaal kedis ah oo uu dhawaan magaalada Hargeysa ku yimi madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh.

    Garaad Cabdinaasir uu arrintan iyo arrimo kale kaga hadlay waraysi uu dhawaan magaalada London ku siiyey Telefishanka madaxa-bannaan ee KALSAN TV

    HOOS KA DAAWO WARAYSIGAN