Boorama: Guddida Doorashooyinka Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimi Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan By News Editor - May 1, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram (SL.Post) Guddida Koomiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay eedaymo kala duwan oo ay u jeediyeen Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Xukuumadda. Halkan hoose ka DAAWO Jawaabta Guddida guddida doorashooyinka. Somalilandpost.net